Mudaharaadyada Looga Soo Hor Jeedo Tartanka European Super League Oo Sii Xoogaysanaya:

Kubada cagta gaar ahaan taageerayaasha kubada cagta England ayaa si weyn uga soo hor jeeda tartanka European Super League waxana ay abaabulayaan mudaharaadyo xoogan oo ka socda dhamaan daafaha dalka England.

Kooxaha 6-da ah ee ugu waaweyn ee premier League ayaa saxiixay in ay ka qayb galaan tartanka European Super League oo ay kula jiraan 6 kooxood oo kale oo ka mid ah kooxaha ugu waaweyn yurub.

80% Taageerayaasha Premeir League ayaa ka soo hor jeeda tartanka waxana ay saacadihii la soo dhaafay mudaharaado xoogan ku qabteen garoonada kooxaha ogolaaday in ay ka qayb galaan tartanka European Super League.

Waxa la arkay sawiro taageerayaal gubaya maaliyada kooxda Liverpool halka ay taageerayaal kale soo qaateen boodhadh ay ku weeraryanaan kooxdooda ka qayb qaadashada ay ka qayb qaadanayso tartanka European Super League.

Only 19 per cent of fans of the Big Six top flight clubs are in favour of the controversial league

More than half want big six clubs facing financial penalties, but 73 per cent think owners should be the ones to be punished

Fans protested all day after plans for a breakaway competition were announced on Sunday

Nearly 80 per cent of British football fans are against the creation of a European Super League

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Maxaad Ku Jawaabi Hadii Gabadh Aad Ka Heshay Ku Waydiiso Da’daada?


Source: laacibfm

SHARE