Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Everton: Arteta Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Everton kulan ka tirsan todobaadkii 33-aad ee horyaalka premier League.

Tababare Mikel Arteta ayaa shaxdiisa weerarka ku bilaabay xiddiga da’yarka ah ee Nketiah kaas oo badalay xiddigaha Aubameynga iyo Lacazette kuwaas oo dhaawacan.

Waxa kaydka fadhiya xiddiga Odegaard kaas oo ka soo laabtay dhaawac uu muddo kaga maqnaa kooxda Arsenal kulamadii ugu dambeeyay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Arsenal:  Leno, Chambers, Holding, Mari, Xhaka, Partey, Ceballos, Saka, Smith Rowe, Pepe, Nketiah.

Kaydka: Ryan, Bellerin, Gabriel, Odegaard, Willian, Soares, Nelson, Elneny, Martinelli.

Everton: Pickford, Coleman, Keane, Holgate, Godfrey, Allan, Gomes, Sigurdsson, Digne, James, Richarlison, Calvert-Lewin.

Kaydka: Olsen, Delph, King, Mina, Iwobi, Nkounkou, Bernard, Davies, Broadhead.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Fariimo Jacayl Oo Subax Wanaagsan Ah Oo Aad U Diri Kartid Gacalisadaada Subaxda Hore, Maalinta Oo Dhan Ayay Kaa Fikiraysaa Hadii Aad U Dirto.


Source: laacibfm

SHARE