Toos U Daawo: Mudaharaadka Waalida Ah Ee Ay Taageerayaasha Arsenal Kaga Soo Hor Jeedaan Tartanka European Super League

Taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa mudaharaad waali ah ka hor wada garoonka kooxdooda ee Emirates kaas oo ay kaga soo hor jeedaan Go’aankii ay milkiilayaasha kooxdoodu kaga qayb qaateen tartankii fashilmay ee European Super League.

Taageerayaasha ayaa mudaharaadkan kaga soo hor jeeda milkiilohooda Kroenke kaas oo ay doonayaan in uu kooxda iska iibiyo kadib fashilkii weynaa ee kooxdu kaga qayb noqotay tartanka European Super League.

Mudaharaadkan ayaa si Toos ah uga socda garoonka Emirates agtiisa ka hor kulanka ay kooxdoodu la ciyaarayso Everton kulan ka tirsan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

[embedded content]

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Fariimo Jacayl Oo Subax Wanaagsan Ah Oo Aad U Diri Kartid Gacalisadaada Subaxda Hore, Maalinta Oo Dhan Ayay Kaa Fikiraysaa Hadii Aad U Dirto.


Source: laacibfm

SHARE