UEFA Oo War Ka Cusub Ka Soo Saartay Kooxihii Doonayay Ka Ka qeyb galkja Super League

Ururka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa xaqiijiyay in aysan jireyn ganaax la dul dhigayo ama in laga fogeynayo tartamada kale ee yurub dhamaan kooxihii doonayay ka qeyb galka tartanka cusub ee Super League

Madaxweynaha Real ee Perez ayaa sameeyay 11 koox oo ka qeyb galeysa tartakaas balse cadaadiska ka yimid taageerayaasha kooxihii waa ay ka baxeen talaabadii hore

Kooxaha ka baxay waxa ay kala yihiin Liverpool , City , United , Chelsea , Tottenham , Arsenal , Juve , Milan iyo Inter oo ay sii dheer tahay Atletico balse Barcelona iyo Real ayaa ku jira

Qoraal kooban ayay Uefa ku sheegtay” gudiiga fulinta waa ay eegeen wax yaabaha ka cusub tartankaas iyo talaabooyinka ina hor yaal ee aan ka fikireyno”.

Waxa ay warbaahinta tilmaameysay in uu jirayo ganaax iyo Real laga fogeeyo tartamada yurub balse illaa haatan ma dhicin


Source: laacibfm

SHARE