Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Newcastle: Klopp Oo 4 Weeraryahan Ku Bilaabay SHaxdiisa.

Taabaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Newcastle United kulan ka tirsan horyaalka premier League kulan ka dhici doona Anfield.

Tababare Jurgen Klopp ayaa dhamaan ku wada bilaabay shaxdiisa xiddigaha weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Jota, Firmino, Mane, Salah Kuwaas oo muddo ku wada bilowday shaxda Reds

Dhanka kale Klopp ayaa kaydka dhigay xiddiga James Milner kaas oo kulamadii ugu dambeeyay ku bilowday shaxda Rasmiga ah ee kooxda Liverpool.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Kabak, Fabinho, Robertson, Wijnaldum, Thiago, Jota, Firmino, Mane, Salah

Kaydka: Adrian, Keita, Milner, Tsimikas, Oxlade-Chamberlain, Jones, R Williams, N.Williams, Shaqiri

Newcastle: Dubravka, Clark, Fernandez, Dummett, Ritchie, Longstaff, Shelvey, Murphy, Almiron, Saint-Maximin, Joelinton

Kaydka: Gillespie, Carroll, Gayle, Wilson, Lewis, Hendrick, Krafth, Manquillo, Willock

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Gabadheey Iska Ilaali In Aad 4-tan Su’aal Waydiisid Ninka Kulankiina Ugu Horeeya, Waad Ku Waayi Kartaa.


Source: laacibfm

SHARE