DEG-DEG: Somalia Vs Qatar & Isku Aadka Tartanka Arab Cup Oo La Sameeyay.

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega Group-yada tartanka Arab Cup 2021 kaas oo uu xulkeena Somaliya ka qayb gali doono markii ugu horaysay ka qayb gali doonaan.

Ugu horayn waxa la sameeyay isku aadka wareega is reeb-reebka oo uu xulka Somaliya la ciyaari doono xulka Oman ka hor inta ayna xaqiiqsan booskooda wareega Group-yada tartanka sanadka.

Isku aadka kulamada is reeb-reebka Araba cup 2021

Oman vs Somalia

Lebanon Vs Djibouti

Jordan Vs South Sudan

Bahrain Vs Kuwait

Mauritania vs Yemen

Palestine Vs Comoros

Libya Vs Sudan

Kadib isku aadka wareega Is reeb-reebka waxa la sameeyay is reebka wareega Group-yada oo iyada oo ay wareega Group-yada isku aadeen xulal waaweyn si weyn loo sugi doono.

Xulka Somaliya ayaa dhankooda ku aaday Group-ka A hadii ay soo dhaafaan xulka Oman iyaga oo la Group noqon doona xulalka Qatar, Iraq & ama xulalka Bahrain ama Kuwait midkooda soo baxa.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka Group-yada oo dhamaystiran:

Image

Sii Akhriso: Sharciyada Jacaylka: Wax Ka Baro 10-ka Sharci Ee Ugu Muhiimsan Ee Jacaylka.


Source: laacibfm

SHARE