Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Vs Chelsea: Zidane Oo Ku Ciyaaraya 5 Daafac

Tababarayaasha chelsea iyo Real Madrid ee Zidane iyo Tuchel ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka lugta 1-aad ee Semi-final-ka champions League.

Tababare Zinedine Zidane ayaa shaxdiisa ku soo galay 5 difaac ah isaga oo ku bilaabay weerarkiisa xiddigaha Vinicius Junior Iyo Karim Benzema.

Dhanka kale Tuchel ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Pulisic iyo Werner kuwaas oo weerarka ka ciyaaraya halka xiddigaha N’Golo Kante iyo Jorginho ka ciyaarayaan khadka dhexe.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Courtois; Carvajal, Militao, Varane, Fernandez, Marcelo; Kroos, Casemiro, Modric; Benzema, Vinicius.Kaydka: Lunin, Altube, Hazard, Asensio, Odriozola, Isco, Mariano, Rodrygo, Arribas, Blanco, Miguel

Chelsea: Mendy; Christensen, Silva, Rudiger; Azpilicueta, Kante, Jorginho, Chilwell; Mount, Pulisic; Werner.

Kaydka: Kepa, Caballero, Alonso, Palmieri, James, Zouma, Gilmour, Havertz, Hudson-Odoi, Ziyech, Abraham, Giroud

Sii Akhriso: Sharciyada Jacaylka: Wax Ka Baro 10-ka Sharci Ee Ugu Muhiimsan Ee Jacaylka.


Source: laacibfm

SHARE