Neymar Oo Fariin Caga Jugleyn Ah U Diray Man City , Maxuu Sameynayaa ?

Weeraryahanka PSG ee Neymar ayaa aamisnan in kooxdiisa ay awooddo in ay u soo baxaan wareegga 4-ta Champion-ka kana soo taqalusaan Man City

PSG ayaa xalay guul darro 2/1 waxa ay ka qaabileen Man City oo marti ugu aheyd lugta koowaad ee wareegga 4-ta

Bartiisa Twitter-ka ayuu Neymar ku soo qoray” dagaalka weli waa sii socdaa”.

” Awoodda kooxdeyda ayaan ku kalsoonahay , waan hubaa in aan ka sii wacnaaneyno qaabkii kulankii Paris”

Waxa uu intaas sii raaciyay ” Ina Keen PSG fursad waa %1 balse kalsoonida iyo aaminaada waa %99″


Source: laacibfm

SHARE