RASMI: Kulankii Dhexmari Lahaa Man United & Liverpool Oo La Kansalay

Waxa si Rasmi ah loo xaqiijiyay in la kansalay kulankii dhexmari lahaa kooxaha Man United iyo Liverpoo ee horyaalka premier League.

Kulanka ayaa la filayay in uu dhoco maanta gaar ahaan markii wakhtiga Somaliya ahaa 6:30 Galabimo laakiin kulanka la kansalay sabab la xidhiidha mudaharaadyo xoogan oo ay sameeyeen taageerayaasha Man United.

Kadib wadahadalo ay qaateen labada kooxood iyo Premier League waxa la xaqiijiyay in aan kulanku dhici doonin maanta dibna loo dhigay wakhtiga la ciyaari doonana halka dambe laga soo sheegi doono.

Kulanka ayaa laga rajo qabay in uu dhoco saacado dambe oo caawa ah laakiin 3-da dhinac ayaa isku raacay in aan la qaban karin sabab la xidhiidha amaanka xiddigaha.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Waddo Oo Khaldan Oo Fashil Ah Oo Ay Ragga Qaar Jacaylkooda Ugu Soo Bandhigaan Gabadha Ay Jecelyihiin, Iska Ilaali Ninow.


Source: laacibfm

SHARE