Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Liverpool: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood

Tababarayaasha Man United iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Old Trafford kana tirsan horyaalka premier League.

Liverpool ayaa dib u heshay xiddiga Phillips kaas oo ka soo laabtay dhaawac halka uu tababare Klopp kaydka xiddiga xiddiga Wijnaldum Isaga oo booskiisa ku bilaabay xiddiga James Milner.

Dhanka kale Solskjaer ayaa ku soo galay shax adag isaga oo weerarkiisaku bilaabay xiddigaha Greenwood, Rashford halka uu khadka dhexe hogaaminayo xiddiga Fernandes.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: Henderson, Shaw, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Fred, McTominay, Pogba, Fernandes, Greenwood, Rashford.

Kaydka: De Gea, Bailly, Cavani, Mata, Telles, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe.

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Robertson, Phillips, Kabak, Fabinho, Milner, Thiago, Mane, Salah, Firmino.

Kaydka: Adrian, Wijnaldum, Keita, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Shaqiri, Williams.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Waddo Oo Khaldan Oo Fashil Ah Oo Ay Ragga Qaar Jacaylkooda Ugu Soo Bandhigaan Gabadha Ay Jecelyihiin, Iska Ilaali Ninow.


Source: laacibfm

SHARE