Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Real Madrid: Ramos & Hazard Oo Ku Bilowday Shaxda Real

Tababarayaasha Zidane iyo Tuchel ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka champions League ee ka dhici doona Stamford Bridge.

Zidane ayaa shaxdiisa ku ilaabay xiddigaha Ramos Iyo Mendy kuwaas oo dhaawac ka soo laabtay halka uu xiddiga Eden Hazard hogaaminayo weerarka los Blancos.

Dhanka kale Tuchel ayaa ku soo alay 5 difaac ah halka uu weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Havertz iyo Werner isaga oo kaydka dhigay xiddigii wacdaraha dhigay kulankii lugta hore ee Pulisic.

SHaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Courtois; Nacho, Militao, Ramos, Mendy, Kroos, Modric, Casemiro, Hazard, Vinicius Junior, Benzema.

Kaydka: Mariano, Sergio Arribas, Isco, Altube, Blanco, Lunin, Odriozola, Asensio, Miguel, Rodrygo, Marcelo, Valverde.

Chelsea: Mendy; Christensen, Silva, Rudiger, Azpilicueta, Kante, Jorginho, Chilwell, Mount, Havertz, Werner.

Kaydka: Kepa, Emerson, Alonso, Abraham, Caballero, Gilmour, Zouma, Giroud, Hudson-Odoi, James, Ziyech, Pulisic.

Sii Akhriso: Calaamadaha Lagu Garto Jacaylka Shuruudaysan


Source: laacibfm

SHARE