Shaxda Macquulka Ah, Xiddigaha Seegi Doona, Xiddigaha Shakigu Ku Jiro & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Man City Vs Chelsea

Saddex todobaad ka hor kulankooda Final-ka champions league, Man City ayaa marti galin doonta chelsea kulan ka dhici doona Etihad Staduim kana tirsan Premier League.

Guul ay Man City gaadho ayaa la macno ah in ay City si Rasmi ah ugu guulaystay premier Leageu halka ay chelsea wali u dagaalami doonto booskooda champions League xilli ciyaareedka dambe.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha seegi doona kulanka, kuwa uu shakigu ku jiro iyo shaxda laga yaabo in ay ku soo galaan labada kooxood.

MANCHESTER CITY vs. CHELSEA

MANCHESTER CITY

Xiddigaha Seegi doona kulanka: John Stones (Ganaax)

Xiddigaha Shakigu ku jiro kulanka: Eric Garcia (Xanuun).

Shaxda Macquulka ah: Ederson; Cancelo, Dias, Laporte, Mendy; Rodri, Gundogan, De Bruyne; Mahrez, Aguero, Sterling

CHELSEA:

Xiddigaha seegi doona kulanka: Mateo Kovacic (muruq bawdada ah)

Xiddigaha Shakigu ku jiro: Cidna

Shaxda Macaquulka ah: Mendy; Zouma, Rudiger, Christensen; James, Jorginho, Kante, Alonso; Mount, Pulisic; Havertz.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad Telefoonka Ugala Hadli Kartaa Gacalisadadaada Markii Ugu Horaysay, Wadooyinkan Raac.


Source: laacibfm

SHARE