Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Atletico Madrid: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Si Weyn Loo Sugayo.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Atletico Madrid kulanka adag ee ka dhici doona garoonka Camp Nou kulan si weyn loo sugayo.

Koeman ayaa shaxdiisa ku bilaabay 3 daafac ah isaga oo weerarka ka wada ciyaarsiiyay xiddigaha Messi & Griezmann Halka uu kaydka dhigay xiddiga Dembele.

Dhanka kale Suarez ayaa hogaaminaay weerarka kooxda Atletico Madrid isaga oo ku soo laabtay garoonkiisii hore ee Camp Nou ee uu ka tagay suuqii xagaaga.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Barcelona: Ter Stegen; Mingueza, Piqué, Lenglet; Dest, De Jong, Busquets, Pedri, Alba; Messi, Griezmann.

Kaydka: Neto (p.), Arnau Tenas (p.), Araujo, Umtiti, Junior, Riqui Puig, Pjanic, Roberto, Ilaix, Dembélé, Trincao, Braithwaite.

Atletico Madrid: Oblak; Trippier, Savic, Felipe, Hermoso; Carrasco, Koke, Marcos Llorente, Lemar; Suárez, Correa.

Kaydka: Grbic (p.), Giménez, Lodi, Vrsalijko, Kongdobia, Torreira, Saúl, Herrera, Vitolo, Joao Félix, Démbélé.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Sidee Ayaad Telefoonka Ugala Hadli Kartaa Gacalisadadaada Markii Ugu Horaysay, Wadooyinkan Raac.


Source: laacibfm

SHARE