Shaxda Rasmiga Ah Ee Aston Villa Vs Man United: Shaxda Uu Solskjaer Ku Bilowday

Tababaraha Man United Ole Gunner Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman dooo kooxda Aston Villa kulan ka tirsan horyaalka Premeir League.

Solskjaer ayaa ku soo galay shaxdiisa ugu adag isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Rashford iyo Greenwood halka uu kaydka dhigay xiddiga Cavani.

Dhanka kale De Gea ayaa wali kaydka ku jira isaga oo booskiisa kulamada premier League u waayay Goolhaye Henderson kaas oo ah dookha 1-aad ee kooxda.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Aston Villa: Martinez, Cash, Konsa, Mings, Targett, Luiz, McGinn, Barkley, Traore, El Ghazi, Watkins

Kaydka: Heaton, Nakamba, Elmohamady, Hause, Ramsey, Wesley, Davis, Philogene-Bidace, Chukwuemeka

Man United: Henderson, Wan-Bissaka, Maguire, Lindelof, Shaw, Pogba, Fred, McTominay, Fernandes, Rashford, Greenwood

Kaydka: De Gea, Bailly, Cavani, Mata, Telles, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 3 Sababood Oo Dumarku Ugu Adag Tahay In Ay Iloobaan Jacaylkooda Ugu Horeeya.


Source: laacibfm

SHARE