RASMI: 3-dii Xul Ee Ugu Horeeyay Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Qaadan Doonaan Tartanka Euro 2020.

Tartanka Euro 2020 oo ah mid sanadkii hore la baajiyay ayaa haatan fooda inagu soo haya iyada oo haatanba xulalka qaar ku dhawaaqeen Liiskooda xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan tartanka Euro-da.

Xulka qaranka Hungary ayaa ah xulka ugu horeeya ee ku dhawaaqay Liiska hordhaca ah ee xiddigaha ay kaga qayb qaadan doonaan tartanka iyaga oo la Group ah xulalka France, Germany & Portugal.

Xulka Ukraine ayaa sidoo kale Gudbiyay liiska xiddigaha ay kaga qayb qaadan doonaan sidoo kale xulka Russia ayaa maanta gudbiyay Liiska ay kaga qayb gali doonaan.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xulalka ilaa haatan gudbiyay Liiska xiddiga ay kaga qayb qaadan doonaan tartanka.

RUSSIA:

Yury Dyupin (GK),Andrey Lunev (GK),Anton Shunin (GK),Matvei Safonov (GK),Georgi Dzhikiya,Igor Diveev,Mario Fernandes,Roman Yevgenyev,Yuri Zhirkov,Vyacheslav Karavaev,Fyodor Kudryashov,Ilya Samoshnikov,Andrei Semyonov,Dimitri Barinov,Rifat Zhemaletdinov,Maksim Mukhin,Aleksandr Golovin,Arsen Zakharyan,Roman Zobnin,Daniil Fomin,Aleksei Ionov,Daler Kuzyaev,Andrei Mostovoy,Magomed Ozdoyev,Denis Makarov,Aleksei Miranchuk,Denis Cheryshev,Artem Dzyuba (c),Anton Zabolotny,Aleksandr Sobolev.

UKRIANE:

Andriy Pyatov (c) (GK),Andriy Lunin (GK),Heorhiy Bushchan (GK),Anatoliy Trubin (GK),Mykola Matviyenko,Oleksandr Karavayev,Serhiy Kryvtsov,Eduard Sobol,Vitaliy Mykolenko,Bohdan Mykhaylichenko,Illya Zabarnyi,Oleksandr Tymchyk,Viktor Korniyenko,Denys Popov,Oleksandr Syrota,Andriy Yarmolenko,Yevhen Konoplyanka,Taras Stepanenko,Oleksandr Zinchenko,Ruslan Malinovskyi,Serhiy Sydorchuk,Viktor Kovalenko,Viktor Tsyhankov,Marlos,Yevhenii Makarenko,Mykola Shaparenko,Vitaliy Buyalskyi,Oleksandr Zubkov,Volodymyr Shepelyev,Oleksandr Andriyevskyi,Artem Bondarenko,Bohdan Lyednyev,Heorhiy Sudakov,Roman Yaremchuk,Artem Besyedin,Artem Dovbyk.

HUNGARY:

Peter Gulacsi (GK),Adam Bogdan (GK),Denes Dibusz (GK),Balasz Toth (GK),Gergo Lovrencsics,Adam Lang,Attila Fiola,Willi Orban,Attila Szalai,Szilveszter Hangya,Endre Botka,Akos Kecskes,Bendeguz Bolla,Csaba Spandler,Adam Nagy,Laszlo Kleinheisler,Filip Holender,David Siger,Dominik Szoboszlai,Loic Nego,Daniel Gazdag,Andras Schafer,Tamas Cseri,Adam Szalai (c),Nemanja Nikolic,Roland Sallai,Roland Varga,Jevin Varga,Janos Hahn,Szabolcs Schön.

Akhriso: 5 Nooc Oo Ragga Ah Oo Ay Dumarku Raadiyaan Marka Ay Dooranayaan Lamaanohooda Nolosha,


Source: laacibfm

SHARE