Shaxda Rasmiga Ah Man United Vs Leicester City: Solskjaer Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Leicester City kana tirsan horyaalka premier League.

Tababare Solskjaer ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Henderson, Lindelof, Pogba, Rashford, Fernandes, Shaw, Wan-Bissaka, McTominay kuwaas oo joogto ugu ciyaara kooxda.

Solskjaer ayaa xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa u nasiyay kulanka adag ee ay khamiista la ciyaari doonaan kooxda Liverpool kulankii baaqday ee premier League

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: De Gea, Williams, Bailly, Tuanzebe, Telles, Matic, Mata, Van de Beek, Diallo, Elanga, Greenwood.

Kaydka: Henderson, Lindelof, Pogba, Cavani, Rashford, Fernandes, Shaw, Wan-Bissaka, McTominay.

Leicester City: Schmeichel, Castagne, Fofana, Soyuncu, Albrighton, Ndidi, Tielemans, Thomas, Perez, Iheanacho, Vardy.

Kaydka: Ward, Maddison, Amartey, Choudhury, Pereira, Mendy, Praet, Fuchs, Maswanhise.

Sii Akhriso: 5 Nooc Oo Ragga Ah Oo Ay Dumarku Raadiyaan Marka Ay Dooranayaan Lamaanohooda Nolosha,


Source: laacibfm

SHARE