UEFA Oo Shaacisay Tirada Kooxaha Iska Xaadiriyay FInal-ka Champoons League.

Kooxda Man City ayaa noqotay kooxdii 9-aad ee England ah ee iska xaadirisa Final-ka tartanka Champions league kadib markii ay iska xaadirisay Final-ka kadib markii ay garaacday kooxda PSG.

Sidoo kale kooxda Man City ayaa noqotay kooxdii 42-aad ee taariikda tartanka iska xaadirsa Final-ka tartanka champions league iyaga oo sidoo kale ah koox cusub oo iska xaadirsa final-ka tartanka kadib 12 bilood markii ay PSG iska xaadirisay Final-ka tartanka.

Kooxaha iska xaadirisay Final-ka ee ka soo jeeda dalka England ayaa kala ah Arsenal, Aston Villa, Chelsea, Leeds United, Liverpool, Manchester City, Manchester United, Nottingham Forest, Tottenham Hotspur.

Shabakada UEFA ayaa shaacisay Magacyada 42-ka kooxood ee iska xaadiriyay Final-ka tartanka taariikhdiisa.

1 Real Madrid (first final 1956)

2 Reims (1956)

3 Fiorentina (1957)

4 AC Milan (1958)

5 Eintracht Frankfurt (1960)

6 Benfica (1961)

7 Barcelona (1961)

8 Inter Milan (1964)

9 Partizan (1966)

10 Celtic (1967)

11 Manchester United (1968)

12 Ajax (1969)

13 Feyenoord (1970)

14 Panathinaikos (1971)

15 Juventus (1973)

16 Bayern München (1974)

17 Atlético Madrid (1974)

18 Leeds United (1975)

19 Saint-Étienne (1976)

20 Liverpool (1977)

21 Borussia Mönchengladbach (1977)

22 Club Brugge (1978)

23 Nottingham Forest (1979)

24 Malmö (1979)

25 Hamburg (1980)

26 Aston Villa (1982)

27 Roma (1984)

28 Steaua București (1986)

29 Porto (1987)

30 PSV Eindhoven (1988)

31 Crvena zvezda (1991)

32 Marseille (1991)

33 Sampdoria (1992)

34 Borussia Dortmund (1997)

35 Valencia (2000)

36 Bayer Leverkusen (2002)

37 Monaco (2004)

38 Arsenal (2006)

39 Chelsea (2008)

40 Tottenham Hotspur (2019)

41 Paris Saint-Germain (2020)

42 Manchester City (2021)


Source: laacibfm

SHARE