Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Chelsea: Xiddigaha Ku Bilowday Final-ka FA Cup-ka.

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Leicester City Final-ka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Tababare Tuchel ayaa goolka ku bilaabay Kepa halka ay weerarka u hogaaminayaan xiddigaha Werner iyo Ziyech kuwaas oo qaab ciyaareed fiican ku jira.

Dhanka kale Tuchel ayaa si lama filaan ah kaydka u dhigay xiddiga Chilwell inkasta oo uu qaab ciyaareed fiican soo bandhigay kulaamdii ugu dambeeyay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Thiago Silva, Rudiger, James, Kante, Jorginho, Alonso, Ziyech, Werner, Mount.

Kaydka: Mendy, Chilwell, Emerson, Zouma, Gilmour, Havertz, Hudson-Odoi, Pulisic, Giroud.

Leicester City: Schmeichel, Castagne, Soyuncu, Evans, Fofana, Thomas, Ndidi, Tielemans, Perez, Iheanacho, Vardy.

Kaydka: Ward, Morgan, Amartey, Ricardo, Choudhury, Mendy, Praet, Maddison, Albrighton.

Sii Akhriso: Waxyaabaha Kordhiya Rabitaanka Kulanka Sariirta, Warbixin Muhiim Ah.


Source: laacibfm

SHARE