Athletic Bilbao Vs Real : Madrid Taariikh Dhanka Guulaha Ayay Ku Leeyihiin

Real ayaa kulankaan galeysa iyadoo dareensan muhiimadda uu u leeyahay ee dhanak lolanka horyaalka oo ay haatan booska labaad kaga jiraan

Xogta Kulanka

*Athletic Bilbao kaliya hal kulan ayay badiyeen 22-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Real ku wajaheen La Ligaha, waxa ay wataan 5 bar bar dhac iyo 16  guul darro

*Real ayaa taariikh ku leh kooxda garoonka , waa kooxda ugu bada La Ligaha ee ay guul ka gaaraan 92 jeer ayay garaaceen

*Real waa abdiyeen 10 kulan oo qeyb ka ah  15-kii kulan ee la soo dhaafay ee ay marti Athletic Club de Bilbao ugu noqdeen La Ligaha, laba bar bar dhac  iyo sedex guul daroo ayay wataan

Real Madrid ma aysan guul dareysan 16-kii kulan ee ugu dambeeyay La Ligaha , 11 guul ah iyo 5 bar bar dhac ah ayay wataan

Shaxda laga yaabo in Real ku soo galaan kulankaas

Real Madrid Predicted XI (4-3-3): Thibaut Courtois; Miguel Gutierrez, Nacho, Eder Militao, Alvaro Odriozola; Casemiro, Luka Modric, Toni Kroos; Marco Asensio, Eden Hazard, Karim Benzema


Source: laacibfm

SHARE