Barcelona Vs Celta Vigo : Kooxda Martida Waa Iloobeen Sida Barca Looga Badiyo

Barcelona ayaa kulan adag waxa ay ku marti gilinayaan Celta Vigo , waana kulan isha ku hayaan guul si loolanka horyaalka oo dhamaad ah uu u noqdo mid lagu kala baxo maalina ugu dambeysa

Xogta Kulanka

*Lixdii kulan ee ugu dambeeyay labada koox, Barca sedex jeer ayay badiyeen , Celta hal jeer halka labada kale ay galeen bar bar dhac

*Barca kulankii hore waxa ay ku soo badiyeen sedex gol oo nadiif ah

*Barca waa ay badiyeen 5 kulan oo qeyb ka ah 5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Celta Vigo ku marti giliyen Camp Nou

*Celta Vigio kaliya hal guul ayay ka wataan barca sagaalkii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Barca la kulmeen  tan iyo sanadkii 2017-dii

Shaxda laga yaabo in Barcelona ku soo galaan

Ter Stegen – Lenglet, Pique, Mingueza – Alba, Pedri, Busquets, Dest – Griezmann, Messi, Dembele (3-4-3)


Source: laacibfm

SHARE