Halka Uu Harry Kane Ka Gali Karo Shaxd Man City Kadib Markii Uu Doortay Ku Biirista Citizen

Xiddiga kooxda Man City ee Harry Kane ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Man City kadib markii uu warqada bixitaanka u gudbiyay maamulak kooxdiisa Tottenham.

Harry Kane ayaa ka mid ah weeraryahanada ugu fiican premeir League waxana la filayaa in uu isaga tago kooxda Tottenham dhamaadka xilli ciyaareedkan si uu koobab ugu tartamo.

Kane ayaa qirtay in uu doonayo ka garab ciyaarista xiddiga kooxda Man City ee Kevin De Buryne waxana si weyn loola xidhiidhinayaa in uu ku biiri doono City hadii uu isaga tago Tottenham.

Man City ayaa dhankeeda xagaaga suuqa u gali doonta saxiixa weeraryahan cusub iyaga oo uu ka tagayo xiddiga Sergio Aguero dhamaadka xilli ciyaareedkan marka uu dhoco heshiiskiisu.

Hadaba waxa la soo saaray shaxda ay Man City ku ciyaari karto xagaaga hadii ay hesho Harry Kane iyo waliba booska uu xiddigu ka gali karo shaxda.

Harry Kane's next club: How Chelsea, Man City and Man Utd could line up with Tottenham striker next season


Source: laacibfm

SHARE