Daawo Qaabkii Ay Man City Ugu Dabaal Dagtay Ku Guulaysiga Premier League.

Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah loo guddoonsiiyay koobka horyaalka premier League kadib markii ay ku guulaysteen horyaalka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Man City ayaa dib u soo ceshatay premier League kadib markii ay xilli ciyaareedkii hore u wayeen kooxda Liverpool waxana ay maanta si Rasmi ah ugu dabaal dageen koobka maanta oo ahayd maalintii ugu dambaysay xilli ciyaareedka.

Xiddiga Fernandinho ayaa si Rasmi ah loo gudoonsiyyay koobka kadib maadama uu ahaa kabtanka kooxda ee xilli ciyaareedkan waxana uu kor u qaaday koobka xilli ciyaareedkan.

Halkan Hoose ka daawo muuqalka qaabka ay Man City ugu dabaal dagtay horyaalka Premier League:

[embedded content]


Source: laacibfm

SHARE