Kooxaha Ku Guulaystay 10-ka Horyaal Ee Ugu Waaweyn Qaarada Yurub Xilli Ciyaareedkan.

Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray horyaalada qaarada yurub iyada oo lagu kala baxay koobabka horyaalada qaarada yurub ee xilli ciyaareedka 2020/2021.

Horyaalada qaarada yurub ayaa si Rasmi ah loo xaqiijiyay kooxaha ku guulaystay iyada oo uu is badal weyn dhacay xilli ciyaareedkan kooxo cusub oo aan xilli ciyaareedkii hore ku guulaysana ku guulaysteen xilli ciyaareedkan.

10-ka horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub ayaa dhamaaday waxana horyaal walba loo dabaal dagay todobaadkan kadib markii ay soo dhamaadeen laguna kala baxay xilli ciyaareedka.

Arinta la yaabka leh in ay kaliya 3 kooxood oo kaliya difaacdeen horyaalka dalkooda xilli ciyaareedkan halka ay 8-da horyaal ee kale ku guulaysteen koox aan xill ciyaareedkii hore ku guulaysan.

Horyaalka Bundesliga, Russia iyo Greece ayaa ah 3-da horyaal ee ay kooxdii xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay dib ugu guulaysteen horyaalka halka dhamaan 8-da horyaal ee kale ay kooxihii xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay ku fashilmeen in ay difaacdaan horyaalka.

Halkan Hoose Kaga Bogo Kkooxaha ku guulasytay 10-ka horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub:

Image


Source: laacibfm

SHARE