Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Villarreal: Ayaa Ku Bilowday Shaxda United Ee Final-ka.

Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda Rasmiga ah ee uu kaga hor iman doono kooxda Villarreal Final-ka tartanka Europa League.

Solskjaer ayaa goolkiisa ku bilaabay De Gea halka uu Bailly ku bilaabay booska Kabtanka kooxda ee Harry Maguire oo dhaawac ku seeay kulanka maadama uuna wali ka soo kabsan dhaawacii uu qabay.

Xiddiga Bruno Fernanades ayaa ku soo laabtay shaxda kadib markii uu seegay kulankii ugu dambeeyay Premier League halka ay xiddigaha Greenwood iyo Cavani hogaaminayaan weerarka Red Devisl.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Villarreal: Rulli, Foyth, Albiol, Pau Torres, Pedraza, Parejo, Capoue, Trigueros, Moreno, Bacca, Pino.

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Bailly, Lindelof, Shaw, Pogba, McTominay, Rashford, Fernandes, Greenwood, Cavani


Source: laacibfm

SHARE