Daawo: Wixii Ka Dhacay Qolka Labiska Chelsea Kadib Guushii Champions League

Xiddigaha chelsea ayay xalay u ahayd habeen farxadeed kadib markii ay ku guulaysteen tartanka champions League markii 2-aad ee taariikhdooda waliba si qurux badan ugu dabaal dageen koobka.

Kia Haverz oo dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee champions league ayaa dhaliyay midkii ugu muhiimsanaa xirfadiisa chelsea waxana uu kooxdiisa ku hogaamiyay koobka champions league.

Kadib markii ay ku dabaal dageen garoonka dhexdiisa xiddigaha chelsea ayaan halkaas ku joogsan waxana ay dabaal daga ku sii wadeen qolka Labiska kooxda.

Xitaa markan tababarka waxa ku biiray tababaraha kooxda ee Thomas Tuchel isaga oo farxada la qaybsaday xiddigaha kooxdiisa.

Hadaba halkan Hoose Ka Daawo wixii ka dhacay qolka Labiska ee Chelsea kadib guushii champions League

[embedded content]


Source: laacibfm

SHARE