Daawo: Qaabka Ay Barcelona Camp Nou Ugu Soo Bandhigtay Sergio Aguero

Xiddiga Sergio Aguero ayaa si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah kadib markii uu maanta qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Camp Nou.

Barcelona ayaa si Rasmi ah xiddiga ugu soo bandhigtay garoonka Camp Nou isaga oo markii ugu horaysay lagu arkay maaliyada kooxda Barcelona kadib markii uu ku biiray kooxda.

Aguero ayaa garoonka Camp Nou ku soo bandhigay xirfadihiisa kubada cagta isaga oo xidhan maaliyada Barcelona sidoo kale waxa la socday madaxda kooxda Barcelona kuwaas oo garoonka ku jiray.

Xiddiga reer Argentine ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Barcelona kadib markii uu qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda Camp Nou

[embedded content]


Source: laacibfm

SHARE