Xiddigaha Ay Kooxaha Waaweyn Ee Premier League Iska Fasexeen Kadib markii Uu Dhacay Heshiiskoodu.

Kooxaha premier League ayaa xaqiijiyay xiddigaha isaga tagi doona kooxdooda kadib markii uu dhacay heshiisyadii ay kula jireen waliba ayna doonayn in ay heshiis cusub ka saxiixaan.

Xiddiga Man City ee Sergio Aguero, xiddiga kooxda Arsenal ee David Luis iyo xiddigo kale oo badan ayaa ka mid ah xiddigaha ay kooxaha waaweyn iska fasexeen xagaagan.

In ka badan 100 xiddig ayaa laga fasaxay dhamaan kooxaha premeir League kuwaas oo aan heshiis cusub saxiixin sidaas darteed isaga caraabaya kooxda ay u ciyaarayeen xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Kooxaha 6-da ah ee ugu waaweyn Premier League sida Man City, Liverpool, Man United, Chelsea, Arsenal iyo Tottenham ayaa dhankooda fasaxay xiddigo kooxdooda ah.

Hadaba Halkan Kaga Bogo Liiska xiddigaha ay fasexeen kooxaha waaweyn ee premier League:

Arsenal

Moreira Marinho, David Luiz
Olowu, Joseph Olugbenga

Chelsea

Blackman, Jamal Clint-Ross
Brown, Isaiah Jay
Caballero Lazcano, Wilfredo Daniel
Frith, Declan
Pantic, Danilo
Van Ginkel, Marco Wulfert Cornelius
Wakely, Jack

Liverpool

Coyle, Liam
Hardy, Joseph
Sharif, Abdulrahman Mohamoud
Walls, Jack

Manchester United

Carney, Jacob Andrew
Castro Pereira, Joel Dinis
Helm, Mark
Puigmal Martinez, Arnau
Romero, Sergio German
Taylor, Max Edward
Traore, Aliou Badara

Manchester City

Aguero Del Castillo, Sergio
Bernabe, Garcia Adrian
Garcia Martret, Eric
Grimshaw, Daniel James
Luiz Roza, Fernando
Moulden, Louie
Nmecha, Felix Kalu

Tottenham Hotspur

Ferguson, Keenan Tyrone Glendon
Gazzaniga, Paulo Dino
Marsh, George Owen
Richards, Rodel Kurai
Roles, Jack
Rose, Daniel Lee
Skinner, Aaron William
Sterling, Kazaiah
Tracey, Shilow


Source: laacibfm

SHARE