Euro 2020 Vs Copa America: Shaxdee Ugu Fiilan Labada Tartan.

Iyada oo tartanka Euro 2020 iyo Copa America bilaaban doonaan Khamiista iyo Axada xiddigo badan ayaa matali doona xulalkooda iyaga oo isha ku haya in ay koobab kula guulaystaan xulalkooda.

Taageerayaasha kubada cagta ayaa ku raaxaysan doona kulamo badan maalinta oo dhan ilaa inta ay labada tartan ka dhamaan doonaan todobaadka 2-aad ee bisha July.

Wargayska MARCA ayaa shax ka sameeyay xiddigaha ka qayb gali doona labada tartan si ay taageerayaasha u ogaadaan midka shaxda fiican leh.

Shaxda ay sameeyeen ayay ka soo qaateen xiddigaha ugu fiican ee ka midka ah dhamaan xulalka ka qayb galaya labada tartan ee euro 2020 iyo Copa America.

Shaxda Euro 2020 waxa hogaaminaya weerarka xiddigaha Ronaldo, Lewandowski iyo Mbappe halka ay shaxda Copa America hogaaminayaan xiddigaha Messi, Neymar iy luis Suarez.

Shaxda Ugu Fiican Ee Copa America:

Shaxda Ugu Fiican Ee Euro 2020:


Source: laacibfm

SHARE