Halka Ay Onan & Neves Ka Gali Karaan Shaxda Arsenal Hadii Ay Ku Biiraan Gunners Xagaagan

Kooxda Arsenal ayaa lala xidhiidhinayaa xiddigo tan ilaa markii uu uu dhamaaday xilli ciyaareedku iyaga oo doonaya in ay dib u dhis ku sameeyaan kooxda xilli ciyaareedka dambe.

Arsenal ayaa lala xidhiidhinayaa xiddigo dhawr ah kuwaas oo uu Mikel Arteta doonayo in uu dhiso koox xilli ciyaareedka dambe u tartanta koobabka premier League iyo koobabka kale.

Xiddiga khadka dhexe ee Ruben Neves ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee lala xidhiidhinayo kooxda Arsenal iyada oo uu xiddiga reer Portugal xitaa kooxdiisa u sheegay in uu doonayo ku biirista Arsenal.

Wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxda laga yaabo in ay Arsenal ku ciyaarto xilli ciyaareedka dambe

Arsenal will have some fresh blood in next year's team


Source: laacibfm

SHARE