Thomas Tuchel Oo Doortay Shaxdiisa Ugu Fiican Ee Halyeeyada Kubada Cagta.

Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo doortay shaxdiisa ugu fiican ee xiddigihii ciyaarayay kubada cagta sanadihii 1990-kii.

Halyeeyada Zidane, Raul, Rivaldo, Figo iyo xiddigo kale oo badan ayuu Tuchel u soo dooray shaxdiisa ugu fiican ee xiddigihii kubada cagta ciyaarayay sanadihii 1990-ki.

Tuchel ayaa wakhtigaas difaac ka ciyaaryay laakiin tababaraha reer Germany ayaan shaxdiisa u soo xulan xiddigo ka soo jeeda dalkiisa inkasta oo ay xiddigo badan soo mareen dalka Germany.

Sidoo kale Thomas Tuchel ayaan shaxdiisa ku darin xiddigo ka soo jeeda England inkasta oo ay xiddigo badan oo fiican wakhtigaas u ciyaarayeen xulka qaranka England.

Halkan Hoose Kaga Bogo Shaxda Thomas Tuchel ee Ugu Fiican:


Source: laacibfm

SHARE