Shaxda Rasmiga Ah Ee Turkey Vs Italy: Shaxda Labada Xul Ee Furitaanka Euro 2020 Oo La Soo Saaray

Tababarayaasha xulalka Turkey iyo Italy ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka furitaanka ah ee tartanka Euro 2020 oo caawa si Rasmi ah u bilaaban doonta.

Labada tababare ayaa soo saaray shaxdooda iyaga oo soo xushay xiddigaha ugu adag si ay u bartilmaameedsadaan guushoodii uu horaysay ee tartanka sanadkan.

Shaxda Rasmia Ah Ee Kulanka:

Turkey: Cakir, Celik, Demiral, Soyuncu, Meras, Yokuslu, Karaman, Tufan, Yazici, Calhanoglu, Yilmaz

Italy: Donnarumma, Florenzi, Bonucci, Chiellini, Spinazzola, Barella, Jorginho, Locatelli, Berardi, Immobile, Insigne


Source: laacibfm

SHARE