Italy Oo Ka Gudubtay Wareegga Koowaad , Switzerland Ayay Garaaceen

Qaranka Italy ayaa guul weyn ka gaartay Switzerland oo ay uga talaabsadeen sedex gool oo nadiif ah

Inkastoo heerka ciyaareedka labada qaran isu dhawaa hadana Italy waxa ay kla faa“ideysteen fusradihii ay heleen oo ay goolal u turjumeen , waxaan goolasha labaa laba Lovatelli ah iyo Ciro Immobile

Daafac ahaan Italy aad ayay wacnaayeen xilli mararka qaar dagaalak qadka dhexe iyaga ku sarayeen

Switzerland waxa ay ka sheeganayeen in kubadaha durab ay cagtooda ka baxeysay waana midda lagu dilay

Switzerland qeybtii hore waa ay ku fiicnaayeen cadaadiska  balse qeybta labaad kubadda si sax ah uma aysan jiideyn waxa ayna sidaas Italy ugu gudbeen wareegga xiga ee tartanka


Source: laacibfm

SHARE