Wakhtiga Ay Wada Ciyaari Doonaan 6-da Kooxood Ee Ugu Waaweyn Premier League Oo La Soo Saaray.

Xilli ciyaareedka 2021/2022 kooxaha waaweyn ee premier League ayaa bilaabi doona xafiiltankodii ka dhexeeay iyaga oo mar kale ku tartami doona horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Man City ayaa bilaaban doonta difaacashada premier League waxana ay rajaynayaa in ay kooxaha waaweyn mar kale kaga adkaato koobka waliba difaacato kadib markii ay xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay.

Kulanka ugu weyn ee furitaanka xilli ciyaareedka ayaa ah midka ay isaga hor iman doonaan kooxaha Tottenham iyo Man City kulankaas oo si weyn isha loogu hayn doono maalintaas.

Kadib Arsenal iyo Chelsea ayaa noqon doona labada kooxood ugu waaweyn ee todobaadka 2-aad isaga hor yimaada Premier League halka ay chelsea mar kale booqan doonto Liverpool kulanka 3-aad ee ugu weyn premie rLeague.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Wakhtiga Ay kooxaha waaweyn ee 6-da ah ee premier League iska hor iman doonaan horyaalka.

14/08/2021 Tottenham Hotspur v Manchester City

21/08/2021 Arsenal v Chelsea

28/08/2021 Liverpool v Chelsea

28/08/2021 Manchester City v Arsenal

18/09/2021 Tottenham Hotspur v Chelsea

25/09/2021 Arsenal v Tottenham Hotspur

25/09/2021 Chelsea v Manchester City

02/10/2021 Liverpool v Manchester City

23/10/2021 Manchester United v Liverpool

30/10/2021 Tottenham Hotspur v Manchester United

06/11/2021 Manchester United v Manchester City

20/11/2021 Liverpool v Arsenal

27/11/2021 Chelsea v Manchester United

30/11/2021 Manchester United v Arsenal

18/12/2021 Tottenham Hotspur v Liverpool

01/01/2022 Arsenal v Manchester City

01/01/2022  Chelsea v Liverpool

15/01/2022 Manchester City v Chelsea

15/01/2022 Tottenham Hotspur v Arsenal

22/01/2022 Chelsea v Tottenham Hotspur

12/02/2022 Chelsea v Arsenal

19/02/2022 Manchester City v Tottenham Hotspur

26/02/2022 Arsenal v Liverpool

05/03/2022 Manchester City v Manchester United

12/03/2022 Manchester United v Tottenham Hotspur

19/03/2022 Liverpool v Manchester United

09/04/2022 Manchester City v Liverpool

23/04/2022 Arsenal v Manchester United

07/05/2022 Liverpool v Tottenham Hotspur

15/05/2022 Manchester United v Chelsea


Source: laacibfm

SHARE