RASMI: 12-ka Xul Ee Ilaa Haatan Iska Xaadiriyay Wareega 16-ka Euro 2020.

Waxa soo kala cadaanaya xulalka sii wadan doona tartanka Euro 2020 iyo xulalka guryohoodii ku laaban doona kadib markii ay ku fashilmeen in ay si fiican u ciyaaraan kulamadii Group-kada.

waaxa jira xulal haatanba xaqiiqsaday boosaskooda wareega xiga ee tartanka kuwaas oo isku diyaarinaya in ay ciyaaraan wareega 16-ka waliba sugaya xulalka ay la ciyaari doonaan wareega xiga.

12 xul ayaa ilaa haatan xaqiiqsaday booskooda wareega 16-ka iyaga oo sugaya kulamada ugu dambeeya wareega Group-yada ee la ciyaari doono caawa si ay u ogaadaan xulalka ay la ciyaari doonaan wareega 16-ka.

Xulalka qaar ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah iyaga oo aan marna laga filayn in ay iska xaadiriyaan wareega 16-ka tartanka Euro 2020 marka loo eego in ayna taariikh weyn ku lahayn tartanka sida xulalka Austria iyo Czech Repablic.

Sidoo kale waxa 12-ka xul ku jira laba xul oo caawa ciyaari doona kuwaas oo kala ah Sweden iyo France haatana hal lug la galay wareega xiga ee tartanka.

Hadaba Halkan Kaga Bogo xulalka iska xaadiriyayw areea xiga

  1. Italy
  2. Wales,
  3. Switzerland
  4. Belguim
  5. Denmark
  6. Netherlands
  7. Austria
  8. England
  9. Croatia
  10. Czech Repablic
  11. Sweden


Source: laacibfm

SHARE