RASMI: Spain Vs Italy & Isku Aadka Semi-final-ka Euro 2020 Oo La Ogaaday.

The Euro, European Championship Before? Because of the Corona Virus, Covid-19, the EM 2020 is about to be relocated firo: LONDON, ENGLAND – SEPTEMBER 21: The Henri Delaunay Cup with the EURO 2020 logo during the UEFA EURO 2020 Launch Event at City Hall on September 21, 2016 in London, England EM Euro European Championship 2020 Logo Trophy Trophy in general | usage worldwide

Waxaxa si Rasmi ah loo soo afjaray wareega 8 Dhamaadka taranka Euro 2020 iyada oo ay xulalka sii wadan doona tartanku aad u sii yaraanayaan.

4 Xul oo kale ayaa boorsooyinkooda ka qaatay tartanka Euro 2020 iyada oo ay isku soo hadheen kaliya 4 xul kuwaas oo u dagaalamaya ku guulaysiga tartanka Sanadkan.

Xulalka Italy, Spain, England iyo Denmark ayaa ah xulalka Nasiibka u yeeshay in ay gaadhaan Semi-final-ka tartanka Euro 2020 kaas oo ay ku dagaalmi doonaan midkooda gaadha final-ka.

Kulamada Semi-finalka ayaa haatanba la sii ogyahay iyo xulalka isaga hor iman doona wareegan kuna dagaalamaya sidii ay isaga xaadirin lahaayeen final-ka tartanka.

Kulanka ugu adag ayaa ah midka ay isaga hor iman doonaan xulalka Italy Vs Spain halka uu Xulka England ku aaday xulka Denmark Semi-final-ka tartanka Euro 2020.

Halkan Kaga Bogo Isku Aadka Euro 2020 Ee Semi-final-ka:

Spain Vs Italy

England Vs Denmark


Source: laacibfm

SHARE