Xulalka Ku Guulaystay Tartanka Euro 2020 ilaa Euro 1960

Xulka qaranka Italy ayaa ku guulaystay koobka Euro 2020 Kadib markii ay rikoodhayaal ku garaaceen xulka England kulan ka dhacay Wembley iyaga oo sidaas ku qaaday koobka markii ugu horaysay tan ilaa 1968.

Wargayska MARCA ayaa soo bandhigay Liiska xulalka ku guulaystay, xulalka laga qaaday iyo marti galiyayaasha tartanka Euro-da tan ilaa 1960-kii.

Euro 2020

Marti Galiyayaasha: All across Europe

Xulka Ku Guulaystay: Italy

Xulka Laga Qaaday: England

Euro 2016

Marti Galiyayaasha: France

Xulka Ku Guulaystay: Portugal

Xulka Laga Qaaday: France

Euro 2012

Marti Galiyayaasha: Poland and Ukraine

Xulka Ku Guulaystay: Spain

Xulka Laga Qaaday: Italy

Euro 2008

Marti Galiyayaasha: Austria and Switzerland

Xulka Ku Guulaystay: Spain

Xulka Laga Qaaday: Germany

Euro 2004

Marti Galiyayaasha: Portugal

Xulka Ku Guulaystay: Greece

Xulka Laga Qaaday: Portugal

Euro 2000

Marti Galiyayaasha: Belgium and Netherlands

Xulka Ku Guulaystay: France

Xulka Laga Qaaday: Italy

Euro 1996

Marti Galiyayaasha: England

Xulka Ku Guulaystay: Germany

Xulka Laga Qaaday: Czech Republic

Euro 1992

Marti Galiyayaasha: Sweden

Xulka Ku Guulaystay: Denmark

Xulka Laga Qaaday: Germany

Euro 1988

Marti Galiyayaasha: West Germany

Xulka Ku Guulaystay: Netherlands

Xulka Laga Qaaday: Soviet Union

Euro 1984

Marti Galiyayaasha: France

Xulka Ku Guulaystay: France

Xulka Laga Qaaday: Spain

Euro 1980

Marti Galiyayaasha: Italy

Xulka Ku Guulaystay: West Germany

Xulka Laga Qaaday: Belgium

Euro 1976

Marti Galiyayaasha: Yugoslavia

Xulka Ku Guulaystay: Czechoslovakia

Xulka Laga Qaaday: West Germany

Euro 1972

Marti Galiyayaasha: Belgium

Xulka Ku Guulaystay: West Germany

Xulka Laga Qaaday: Soviet Union

Euro 1968

Marti Galiyayaasha: Italy

Xulka Ku Guulaystay: Italy

Xulka Laga Qaaday: Yugoslavia

Euro 1964

Marti Galiyayaasha: Spain

Xulka Ku Guulaystay: Spain

Xulka Laga Qaaday: Soviet Union

Euro 1960

Marti Galiyayaasha: France

Xulka Ku Guulaystay: Soviet Union

Xulka Laga Qaaday: Yugoslavia


Source: laacibfm

SHARE