Lambarka Sancho Uu U Xeranayo Man United Oo La Shaaciyay

Wargeyska The Sun ayaa daboolka ka qaadeysa lambarka uu Sancho u xeranayo Man United

United ayaa maanta saxaafadda u soo bandhigtay saxiixooda xagaaga ee Sancho kaasi oo wadahadal dheer ka dib ay kala soo wareegeen Dortmund

The Sun waxa ay xuseysaa in Sancho uu  xeranayo lambaka 25-aad

Laacibkaas ayaa  labadiisii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay u xernaa kooxda reer Jarmal lambarka 7-aad  balse haatan United lamarkaas Cavani ayaa u xeran

Laacibkii ugu dambeeyay ee United u xerta lambarka 25-aad waxa  uu  ahaa Odion Ighalo kaasi oo January ka huleelay kooxdaas

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.


Source: laacibfm

SHARE