Messi Vs Ronaldo , Goorma Ayay Barcelona Iyo Juventus Ciyaarayaan Koobka Joan Gamper ?

Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday kooxda ay uga hor tageyso koobka Joan Gamper  waxa ayna qalcadda Camp Nou ku marti gilinayaan naadiga Juventus

Barcelona ayaa bartooda Twitter soo dhigay qoraal ay ku sheegyaaan in kulankaas uu dhacayo 8-da bisha dambe waliba garoonka ay tagayaan taageero gaaraya 20 kun oo qof

Koobkaan  Joan Gamper ayaa  ah koob ay xilli ciyaareed waliba biloowgiisa  ay dhigaan Bacelona iyaga oo ku maamusaya as-aasaha kooxdaas ee Joan Gamper

Kulankii ugu horeeyay ee koobkaan waxaa la qabtay sanadkii 1966-dii  illaa iyo haatan ninkaas u dhashay dalka Swiss ayaa lagu maamusaaa

Barcelona sanadkii hore wax a ay la ciyaareed kooxda Elche waxaana xilligaas hal gool ku badisay Barcelona

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Ma Doonaysaa In Aad Is Jeclaysiisid Soddohdaa Kulanka Ugu Horeeya, 6-dan Wado Ayaa Kaa Caawinaysa.


Source: laacibfm

SHARE