Nataajada Kulankii Ugu Horeeyay Ee Somaliya Ee Ciyaaraha Olympic.

Gabadha Soamliya u matalaysay ciyaaraha Feedh-feedhka ee Ciyaaraha Olympic ayaa soo dhamaaday iyada oo Gabadha dusha loo saaray guuldaro iyada oo guuldaro kala kulantay gabadha reer Romania ee Maria Claudia Nechita.

Ramla Ali oo ah gabadha Somaliyeed ee dalka u matalaysay Ciyaaraha Olympic ayaa la kulantay guuldaro 5/0 ah iyada oo si Rasmi ah uga hadhay ciyaaraha feedh-feedhka ee ciyaaraha tartanka.

Ramla Ali ayaa ciyaaraysay wareega 16-ka ee ciyaaraha feedh-feedhka ee Women’s featherweight laakiin la kulantay guuldaro sidaasna kaga hadhay tartanka Tokyo 2021.

Image

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Ma ahan Qurux, Lacag, Labadan Arin Ku Dooro Gabadha Riyadaada


Source: laacibfm

SHARE