Barcelona oo ka fiirsaneysa inay la soo wareegto bedelka Aguero

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Barcelona ayaa miisaameysa inay ku soo laabato suuqa xagaaga si ay u hesho weeraryahan cusub.

Dhaawaca kubka ee soo gaaray saxiixa cusub ee Sergio Aguero ayaa maamulka Barca ka fakarayaan inay u dhaqaaqaan sidii ay u keeni lahaayeen weeraryahan cusub. Aguero ayaan la filayaa inuu garoomada ka maqnaan doono ilaa dabayaaqada bisha October.

Mundo Deportivo ayaa sheegtay in tababaraha Barca Ronald Koeman uu qabo walaac dhanka gooldhalinta ah kadib markii uu arkay Lionel Messi oo ka baxay kooxda.

Sidaas oo kale, Barca ayaa ku soo laaban karta suuqa weeraryahan cusub, gaar ahaan qorshayaasha iibinta Martin Braithwaite .

si kastabaha indho indheeyaasha kooxda Barcelona ayaa hada raadinaya xidig cusub kaasi oo lagu heli karo qiimo jaban.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articleTababaraha Man Utd Solskjaer oo tixgeliya inuu amaah ku Fasaxo Amad
Next articleDaafaca Juventus Bonucci oo ka xumaaday inuu arko Messi oo ka tagaya Barcelona


Source: laacibfm

SHARE