Chelsea oo magacowday Shaxda Xidigaha Ciyaaraya Koobka Super Cup

Chelsea ayaa ku dhawaaqday shaxdeeda kulanka UEFA Super Cup ee ay la ciyaaridoonaan kooxda Villarreal Belfast.

Chelsea ayaa magacowday 24 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda kuwaas oo u safray Waqooyiga Ireland.

Kooxda ka dhisan Galbeedka London ayaa habeen dambe oo Arbaco ah garoonka Windsor Park kula ciyaari doonta kooxda heysata Europa League.

Waxayna ku dari karaan weeraryahanka reer Belgium Lukaku inkastoo taasi hada u muuqan mid suura galeysa

KOOXDA CHELSEA:

Goolhayayaasha: Edouard Mendy, Kepa Arrizabalaga, Marcus Bettinelli

Difaacyada: Antonio Rudiger, Marcos Alonso, Andreas Christensen , Thiago Silva, Ben Chilwell, Reece James, Cesar Azpilicueta, Emerson

Khadka dhexe: Jorginho, N’Golo Kante, Trevoh Chalobah, Mateo Kovacic, Hakim Ziyech, Ruben Loftus-Cheek , Mason Mount

Weerarka: Callum Hudson-Odoi , Christian Pulisic , Timo Werner , Kai Havertz iyo Tammy Abraham .

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE