Daafaca Juventus Bonucci oo ka xumaaday inuu arko Messi oo ka tagaya Barcelona

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Daafaca Juventus Leonardo Bonucci ayaa qirtay inuu ka xun yahay inuu arko Lionel Messi oo ka tagaya Barcelona .

Xiddiga reer Argentina ayaa ku biiray kooxda PSG ee Dalka France heshiis labo sano ah.

Bonucci ayaa sheegay saaka: “ run ahaantii waxay u muuqatay inuu sii joogi karo, markaas waxaa jira xeerar ay tahay in la ixtiraamo, nasiib darro waxay ka mid tahay kubadda cagta. jaceylka kubbadda cagta ayaa ah sidaas,.

“ PSG waa koox riyo ah, waxay isku keentay ciyaartoy badan oo waa weyn. Shakhsiyaadka waa hubaal inay joogaan, laakiin ma sahlanaan doonto inaan ka dhigno group -ka kuwa guul u keeni kara kooxdooda waayo waxaas horay ayay u dhaceen. ”

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articleBarcelona oo ka fiirsaneysa inay la soo wareegto bedelka Aguero
Next articleTammy Abraham oo heshiis shaqsi ah la gaaray Kooxda Arsenal


Source: laacibfm

SHARE