Werner oo dhankiisa Xaqiijinaya in Lukaku uu ku biirayo kooxda Chelsea

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Xiddiga Chelsea Timo Werner ayaa ku adkeysanaya inuu ku farxi doono inuu Romelu Lukaku ku soo dhaweeyo Stamford Bridge.

Werner ayaa kalsooni ku qaba in isaga iyo weeraryahanka ka tagaya Inter Milan ay wada shaqeyn karaan.

“Malaha waa mid ka mid ah seddexda weeraryahan ee ugu fiican adduunka waqtigaan, wax su’aal ah kama jirto,” ayuu Werner u sheegay Sky Sports .

“Uma maleynayo inaan u baahanahay inaan wax badan ka sheegno isaga, waa weeraryahan heer caalami ah oo koox walba anfici lahaa.

“Waxaan u maleynayaa inay taasi had iyo jeer wanaagsan tahay maxaa yeelay anigu ma ihi kan ugu feecan xiligan kooxda.

Xidiga ayaa dhankiisa Xaqiijiyay in Lukaku uu ku biirayo kooxda chelsea sida wax u socdaan lakin waxa uu Sky sports u sheegay in uusan Boqolkiiba boqol uusan xaqiijin karin.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articleLionel Messi oo gaaray Paris ka hor inta uusan heshiis u saxiixin Paris Saint-Germain
Next articleChelsea oo magacowday Shaxda Xidigaha Ciyaaraya Koobka Super Cup


Source: laacibfm

SHARE