Madaxweynaha PSG Al-Khelaifi oo go’an Adag kasoo saaray bartilmaameedka Real Madrid Mbappe

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Madaxweynaha Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa ku adkeysanaya in Kylian Mbappe uusan iib ahayn xagaagan.

Mbappe ayaa weli lala xiriirinayaa Real Madrid maadaama qandaraaskiisa uu dhacayo xilli ciyaareedkan.

Laakiin Al-Khelaifi ayaa leh: “Mbappe waa ciyaaryahan PSG ah, wuxuu si cad u sheegay inuusan dooneynin inuu ka tago kooxda, waan ognahay mustaqbalkiisa.

“Hore ayuu u sheegay inuusan dooneynin inuu baxo, sidaas darteedna wuu sii joogi doonaa.”

Naadiga reer France ayaa had iyo jeer ku adkeysan rabitaankooda marka aysan dooneynin inay iibiyaan ciyaartoy la dhabarta u ah kooxad waxana xidigan hada laga yaabaa in uu qorshihiisa badalo madama uu doonaya in uu ka garab ciyaaro lionel messi.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articleRasmi: Inter Milan oo la soo wareegtay goolhayaha Pordenone ee Davide Biz


Source: laacibfm

SHARE