Borussia Moenchengladbach oo bar-baro ku qabatay Kooxda Bayern Munich Horyaalka Germalka ee Bundesliga

Kooxda Borussia Moenchengladbach ayaa garoonkeeda Borussia-Park ku soo dhaweesay kooxda Bayern Munich kulan ka tirsan Horyaalka Bundesliga oo ku soo dhamaatay bar-baro 1-1,

Sharaxaada Ciyaarta.

Kooxda Bayern Munich ayaa kulankan halis la galiyay markii looga hormaray goolka Daqiiqadii 10-aad ee ciyaarta waxana ka dhaliyay Alassane Plea lakin dhamaadka ciyaarta Xidiga lala Xiriirinayo Chelsea Robert Lewandowski ayaa goolka bar-baraha u dhaliyay kooxdiisa Daqiidaii 42aad ee ciyaarta guud ahaan kulankan ayaa ku soo dhamaaday 1-1,

Kulamada xiga

Bayern Munich ayaa kulankeeda xiga la ciyaaridoonta Borussia Dortmund Finalka koobka Germany Super Cup.

Line-upka Labada Koox ee Kulankan.

Gladbach XI: Sommer, Stindl, Herrmann, Lainer, Kramer, Plea, Ginter, Elvedi, Neuhaus, Wolf, Joe Scally

Subs: Sippel, Jantschke, Hofmann, Benes, Thuram, Bennetts, Beyer, L. Netz, C. Noß

Bayern XI: Neuer, Muller, Lewandowski, Sule, Goretzka, Gnabry, Kimmich, Sane, Upamecano, Alphonso Davies, J. Stanišić

Subs: Choupo-Moting, Ulreich, Sarr, Coman, Cuisance, O. Richards, C. Richards, Kouassi, J. Musiala

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: laacibfm

SHARE