Tababaraha Chelsea Tuchel oo qirtay Bixitaanka Abraham ee Kooxda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa qiray in Tammy Abraham la iibin karo.

Tuchel ayaa qirtay imaatinka Romelu Lukaku taasoo la micno ah in Abraham ay u badan tahay inuu boxo.

Wuxuu yiri, “Mar walba waxaa jira suurtogalnimo ah in ciyaartoydu ay naga tagaan imaanshaha Romelu Lukaku ayaa si cad u saameynaya Tammy. .

“Isagu waa ciyaartoygeena, wuxuu ku jiraa kooxda berri, wuxuu fursad u haystaa inuu ciyaaro oo go’aan ka gaaro Chelsea, intaas kadib, waxaan arki doonaa halka ay xaaladdu tahay iyo waxa Tammy doonayo.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articlePep Guardiola oo badalay mowqifkiisa ku aadan Harry Kane, Maxaa soo kordhay


Source: laacibfm

SHARE