Wakiilka Salah oo Maamulka Liverpool ku Gacan seeray Arimo badan kadin bandhiga Xidiga

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Photo@Reuters

Wakiilka Maxamed Saalax ayaa u muuqday mid ku gacan seyray guddiga sare ee Liverpool kaddib bandhiggii gooldhalinta ee xalay.

Salah ayaa xilli ciyaareedkan ku bilowday qaab ciyaareed heer sarre ah oo uu ku qaatay kulankii Norwich City , isagoo caawiyay Diogo Jota iyo Roberto Firmino ka hor inta uusan Reds u dhalin gool daqiiqaddii 74aad.

Qandaraaska Salah wuxuu dhacayaa 2023, weli lama siin wax heshiis kordhin ah, horumarka gaabiska ah ee milkiilayaasha Liverpool ee FSG ayaa u muuqda mid ka careysiinaya Ramy Abbas Issa.

Isagoo ka jawaabaya jawaabo badan taageerayaasha Reds, wakiilku wuxuu ku qoray baraha bulshada: “Waxaan rajeynayaa inay daawanayaan.”

Salah ayaa muddo dheer lala xiriirinayay Real Madrid iyo Barcelona , wuxuuna ka dhawaajiyay inuu ka xun yahay xaaladiisa qandaraas ee Reds bishii May: “Ma jiro qof igala hadlaya arrintaas, sidaas darteed wax badan kama dhihi karo taas.

“Ma jiro qof kooxda ka tirsan oo igala hadlaya wax walba si aanan u ogeyn”.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Previous articleTababaraha Chelsea Tuchel: imaanshaha Lukaku waxay u fiicantahay Werner


Source: laacibfm

SHARE