Wararka Suuqa Kala iibsiga Caawa: Carlo Ancelotti oo ka hadlay Qorshaha Real Madrid ee Cristiano Ronaldo, Heshiiska Tammy Abraham iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com

Halyeeyga Borussia Dortmund Michael Rummenigge ayaa sheegay in Liverpool ay u noqon karto kooxda ku guuleysata Erling Haaland 2022. Goal

Juventus ayaa heshiis la gaartay Manuel Locatelli oo ay kala soo wareegeyso Sassuolo lacag dhan million 35 million (£ 30m/$ 41m), sida ay qortay  Goal

Barcelona ayaa uga digtay Samuel Umtiti inay joojin doonaan qandaraaskiisa haddii uusan helin koox cusub – sida laga soo xigtay SPORT .

Manchester United ayaa hoos u dhigtay qiimaha ay Jesse Lingard lacag dhan 20 milyan oo ginni ($ 28m), sida ay qortay Express Sport.

Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa iska fogeeyay wararka sheegaya inuu qorsheynayo inuu Cristiano Ronaldo dib ugu celiyo Santiago Bernabeu. Goal

L’Equipe ayaa werisay in Paris Saint-Germain ay isha ku heyso Eduardo Camavinga iyo Paul Pogba kuwaasi oo noqonaya qorshahooda xiga.

Kooxda reer Portugal ee Braga ayaa wadahadalo kula jirta Yan Couto oo ay amaah uga soo qaadaneyso Manchester City, sida laga soo xigtay Sky Sports .

Martin Braithwaite ayaa qarka u saaran inuu dalbado qandaraas cusub oo Barcelona ama inuu u dhaqaaqo meel kale, Mundo Deportivo ayaa warinaysa .

Tammy Abraham ayaa iska indho tiray kooxaha Premier League ka hor inta uusan u dhaqaaqin Roma. Sida laga soo xigtay 90min , 

Andreas Pereira ayaa wadahadalo la yeeshay Manchester United oo ku saabsan mustaqbalkiisa – sida ay qortay ESPN .

Manchester United iyo Arsenal, ayaa lagu wargeliyay in Atletico Madrid ay kaliya iibin karto Kieran Trippier haddii ay hesho qiimaha lagu burburin karo heshiiskiisa € 60 million (£ 51m/$ 71m). sida laga soo xigtay AS , waxaa

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray


Source: laacibfm

SHARE