Marcos Llorente oo qandaraaskiisa u cusbooneysiiyay Atletico Madrid ilaa 2027

Atletico Madrid ayaa ku dhawaaqday in Marcos Llorente uu cusbooneysiiyay qandaraaskiisa kooxda ilaa June 2027, iyadoo 26 jirkaan uu xaqiijiyay balanqaadkiisa kooxda.

Wuxuu, xirandoonaa maaliyada kooxda lix xilli ciyaareed oo dheeri ah, isagoo sii dheereynaya xirfadiisa Atleti.

Xilli ciyaareedkii 2020/21, Llorente wuxuu dhaliyay 12 gool wuxuuna caawiyay 11 si uu ugu guuleysto horyaalnimada Spain.

Llorente ayaa bartiisa Instagram -ka ku soo qoray: “Waxaan imid Atletico Madrid laba sano ka hor, waxana lasoo qeybsaday guulo muhiim ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray


Source: laacibfm

SHARE