Barcelona oo Bar-baro 1-1 kala Kulantay Kooxda Athletic Bilbao Kulankeeda Horyaalka LaLiga ee Spain

Kooxda Barcelona oo booqasho ugu tagtay Kooxda Athletic Bilbao Kulankeeda Labaad ee Horyaalka LaLiga halkaasi oo bar-baro 1-1 kala Kulantay.

Sharaxaada Ciyaarta.

Barcelona oo Kulankii Labaad Ciyaareysa iyadoo uu ka Maqanyahay Xidigeeda Lionel Messi oo ku biiray PSG waxana qeybta Hore kulankan lagu kala nastay goolal la’an.

Barca ayaa Qeybta Labaad looga Naxsaday Gool uu dhaliyay Inigo Martinez Daqiiqadii 50aad ee Ciyaarta Lakin goolkaasi waxaa u bar-bareeyay Memphis Depay ciyaarta oo Socota 75 Daqiiqo guud ahaan Kulankan ayaa ku soo dhamaaday 1-1.

Kulanka Xiga

Barcelona Ayaa Kulanka Xiga Garoonkeeda ku soo dhaweeneysa Kooxda Getafe 29 bishan.

Shaxda Labada Koox ee Kulankan.

Athletic Club XI: Muniain, Balenziaga, I. Martinez, D.García, Lekue, I.Williams, Berenguer, Dani Vivian, Oihan Sancet, Unai Vencedor, Julen Agirrezabala

Subs: R.García, De Marcos, Asier Villalibre, Vesga, Núñez, Jokin Ezkieta, Oier Zarraga, Jon Morcillo, Nico Williams, Nico Serrano

Barcelona XI: Pique, Alba, Busquets, Neto, Griezmann, Braithwaite, Depay, De Jong, Eric Garcia, Dest, Pedri

Subs: Roberto, Lenglet, R. Manaj, Pena, Ronald Araujo, Aparecido, Arnau Tenas, Riqui Puig, Nico González, Y. Demir, Álex Baldé, Gavi

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray


Source: laacibfm

SHARE